VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yartu ma boqorod baa - Lyrics

Yartu Boqorodiyo Ma bil dhalatay baa Gacankani badda cas Beelaha dagaiyo Bulsho sharaf lehiyo Ale ka beerayoo Bartamaha jabuutee Ku barbaartayee Yartu Boqorodiyo Ma bil dhalatay baa Waa mid baariyoo Qurux loo burshoo Basar iyo asluub Isku darsatoo Bilastaba dhamaan Ugu bilan hablaha Yartu Boqorodiyo Ma bil dhalatay baa Mid barakeesan weeye Aabahaeed baasho weeye Hooyadeed bilan weeye Geenyadii bureeqo weeye Yartu Boqorodiyo Ma bil dhalatay baa Geesi loo bagoo Boqor kuu qoroo Boqol geel eh iyo Baartankii Bunbuntii habalaha Laga baxin jiroo Dabal ugu baxshoo Aroos fiican weeye Doco baacad waayn Lagu bala xijaab Aroos fiican weeye Abtirsinka ka buuxo weeye Farxad wada buuxdo weeye Barwaaqo iyo barisamaa Ayaan kugu beegnee
Queue is empty
-- / --