VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamy daaryshoody - Lyrics

Maba ka daalaayo Doon doonistaadee X2 Dartaabaan duurkan Usoo dar daree x2 Da'yar intii dunidaan Joogto adigaan kaa Doortayee x2 Ha idiidinee danaa Ihaaysoo x2 Idarajee dookheena Adkee damiir xumo Dhaafee dacad adaan Kuu ahayee x2 Miyaa la igu kaadirayee Dabcigii ma haaysidee X2 Darsigii cishqigeena Darustiis ha daayacine X2 Da'yar intii dunidaan Joogto adigaan kaa Doortayee x2 Ha idiidinee danaa Ihaaysoo x2 Idarajee dookheena Adkee damiir xumo Dhaafee dacad adaan Kuu ahayee x2
Queue is empty
-- / --