VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asalkaba Aduunyada - Lyrics

Aan fariirayoo
Amarkaayee eedaaamayee
Kaligee kuu ilmeeyayee

Awalbaa dad hore yiri
Aadane ha aaminin
Ehelkaag haduu yahay

Asalkaba aduunyadu
Waa labo ayaamood
Adoo maanta heesta
Beri ay u ku eedeesa

Arzaaq ilaa baxiyee Ayaanee
Inaad abaal  ii galin 
Waa arkee ogsoonow

Amba waa hubaa
Abaal aad iga ??
Waan arkee ogsoonow

Axadoobayee
Arxan beelayeey
Isla eedayee kaligee
kuu ilmayeeyayee

Awalbaa dad hore yiri
Aadane ha aaminin
Ehelkaag haduu yahay

Ayaaneey ayaan walbaa
Iradiina joogaa
Mana ii aqbaarinee
Arin iima sheeginee

Arzaaq ilaah baxiyee 
Inaan abal ii galinee
Waan arkee ogsoonow

Queue is empty
-- / --