VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hamdi - Lyrics

xamdiyeey nafta taan u xulayeey xubigiyo kal gacalkiyo xiisahan ku qabo ma xisaabi karayee xidigtii haweenkaay xilahaygiibaad tehee xurmad iyo xaqdhawr xushmad aan dhamaanayn adaa mudan xanaanaysay ubadkoo soo wada xambaartoo xilkaagiina gudatoo xaashaa lilaahiya adigaa xarago mudan naftu tay u xilataay meel kula xerootaay xuural cayntii dunidaay adigaa igu xeel dheer xayndaabka guriga intaad wada xardhaysaa xiligii yimaadaba xujo weeyi noloshuye ma adigaa xanaaqaba xasuustii illahbaa xabadkaaga lagu qoroo
Queue is empty
-- / --