Heesta Sadkii Nabiga - Lyrics
subxaan yaa qafaar su aalaha qiyaamaha
safkii nabiga naga yeel
danbi dhaaf su aashoo soon kiyo salaadiyo
ku dadaala sada qada
laa salka geed engagayoo lacag kugu siraayoo
naftu ay ku sirantiyo nin sinahaaba beeliyo
waa surin aduun yadu sibiq laga gudbaaye
safarkuna ma dheeree qof waliba sudcaalk
sahayduu xanbaartuu aakhiro sad leeyahay
saa xiibo iyo ehel iilka markay ku seexshaan
sow ma ogid dhamaantood inay hadiiba ka socon
su aashii qabriga iyo sow ma ogid malaaigo
seefo kuula yuuruuraa inay kugu sugaayaan
sideebaad cibaadada uga seexataayood
sahal ugu malaysaa sanka kor ugu taagtaa