VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta iska eeg Bajaajada - Lyrics

abidkeey lamaaan guran gogaalaysi lama gelin godol caashaq lama jilin nin caruur la garashaaa gob hanweeyna oo xula gafka lalama doontee bal isgaabi inanyahoow geestaaa geestaa u yara beeyr mar haddaadan garan kerin guul ka gaarin caashaqa naftan weey ku gooysee iska eeg bajaaajada gein qura umaan bogin nuxurkiisu ima gelin gargaar caashaq uma fidin wiil gafuurku saan yahay gondahaaga sheekada goob kastaba aan dhaafeeyn gohaad laguma raadshee waaa looba gooyaaaaa mar haddaadan garan kerin guul ka gaarin caashaqa naftan weey ku gooysee iska eeg bajaaajada,
Queue is empty
-- / --