VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ku doortay - Lyrics

yarkan ujeclaa sidhaba ku dhaadan jiraa tahee yarkii dheef laaan ibadey iidiidey alla dhuunigaa tahee kolkuu kugu dhacey jaceyl ayuu igu dhasheydareen kolkuu dheeliga ku badey soo nadareey kulaman dhutin anoo dhafar iyo xanuun dharaare dartaa uliitey halkaan dhaymo ka filayey ayaad dhinaceyga dhaaftey markaad dhiilada la jiiftey ana dhaban kaan hayee ma dhacdey intuu horey kuu dhaawacey caashaqu ku dhowrtay ana ku dhowrtay ku eegta dhaayahaku eegta kuunugul dhagaha kuu nugul jecel dhawaqaaga jecel udhow nafta adaa udhow nadareey dhigeed k xiga raacey adaa dhiigaraacey dhago dhuuxiyo nafteyda kunugul dhexdooda ku nugul ku nugul dhexdooda naftee kuu dhiibee xaqiiqso inaad idhibtaan uheestee gartey dhamow inaan kuleyahy
Queue is empty
-- / --