VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muftaaxii nolasha - Lyrics

muuqiyo aragtida qurxoon markaan milicsiga ku dayo mawjado kalgacaylabaan muquurtaa aawadaayoo mabsuudbaan kugu noqdaa muftaaxii nolosha iyo musbaax nuurayaad tahoo mugdiga aan kaga baxee adaa maankayga lehe miyaan kaa maarmayaa xubiga nafta magansatee jacaylkii isoo martiyay mudanihii soorayee nolosha ila meel dhigoow macaan magacaa ha jiro maankiyo garashada ILAAH kuu siiyay miliilicdee naftaaad muxibada bartee ku maaxisay jacaylka daran mulkibaan kaaga dhigay bebe qalbiga miyirkiyo xiskiyo maskaxdaan kugu sadoo adaa maamula hankoo laabtana kama suulo ee miyaan kaa maarmayaa
Queue is empty
-- / --