VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abuurtaadu - Lyrics

Kalgacaylku dun weeye Dhabar weeye mideeya Laba dookhku heshiiyey Adna deeqday kashayda Anba diirada maankoo Adigaa iska ah daacad Dalbatoo u rabtaaye Ka ogow qalin daarka 2x Abuurtaadu ideeqday Ku darandaaray muuqa Oo da'da arki waayay Ii dabiibtay dawaysayee Dagtii laabta dugsiisayee Oo da'da arki waayay 2x Waan dareen hadlayaayee Sidaan kuugu ducaystoo Oo daneeya xubigeena Oo jacayl lagu daydo Laga dheefo duruus Oo la daawado dhaaxaa Ila daadihi qaali ila daadihi qaali Ila daadihi qaali ila daadihi qaali Waan dareen hadlayaayee Sidaan kuugu ducaystoo Oo daneeya xubigeena Oo jacayl lagu daydo Laga dheefo duruus Oo la daawado dhaaxaa Ila daadihi qaali ila daadihi qaali Ila daadihi qaali ila daadihi qaali
Queue is empty
-- / --