VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adi ka hor - Lyrics

Adi ka hor macaan farxadbaa maqnayd Jawigaygu muu Muu dhamays tirnayn Mudhka mudhkayga dhami Sidan muu ahayn muu ahayn Siba muu ahaynee 2x Adi ka hor macaan Muxibada dhabtaa Maan haysan jirin Maan ahayn maqsuud 2x Adi ka hor macaan macaan Maan arag jacayl jacayl Nolashani ma helin ma helin Nolashani ma helin Riyadaydu may ma dhamaystirnayn Noloshani adigu adigaba hortaa Maan haysan jirin Noloshani adigu adigaba hortaa Maan haysan jirinee 2x Adi ka hor macaan Maan arag xubiba Sida maanta maan Maan ahayn doraad Mudhka mudhkayga dhami Sidan muu ahayn muu ahayn Siba muu ahaynee 2x Adi ka hor macaan Micnihiisa iyo Maan noqon jacayl Oo maan dhadhamin 2x Adi ka hor macaan macaan Maan arag jacayl jacayl Nolashani ma helin ma helin Nolashani ma helin Riyadaydu may ma dhamaystirnayn Noloshani adigu adigaba hortaa Maan haysan jirin Noloshani adigu adigaba hortaa Maan haysan jirinee 2x
Queue is empty
-- / --