Adi ka hor macaan
farxadbaa maqnayd
Jawigaygu muu
Muu dhamays tirnayn
Mudhka mudhkayga dhami
Sidan muu ahayn muu ahayn
Siba muu ahaynee
2x

Adi ka hor macaan
Muxibada dhabtaa
Maan haysan jirin
Maan ahayn maqsuud
2x

Adi ka hor macaan macaan
Maan arag jacayl jacayl
Nolashani ma helin ma helin
Nolashani ma helin
Riyadaydu may ma dhamaystirnayn
Noloshani adigu adigaba hortaa
Maan haysan jirin
Noloshani adigu adigaba hortaa
Maan haysan jirinee
2x

Adi ka hor macaan
Maan arag xubiba
Sida maanta maan
Maan ahayn doraad
Mudhka mudhkayga dhami
Sidan muu ahayn muu ahayn
Siba muu ahaynee
2x

Adi ka hor macaan
Micnihiisa iyo
Maan noqon jacayl
Oo maan dhadhamin
2x

Adi ka hor macaan macaan
Maan arag jacayl jacayl
Nolashani ma helin ma helin
Nolashani ma helin
Riyadaydu may ma dhamaystirnayn
Noloshani adigu adigaba hortaa
Maan haysan jirin
Noloshani adigu adigaba hortaa
Maan haysan jirinee
2x

Exit mobile version