VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun waayahiisa - Lyrics

aduunkiyo waayihiisa dharaaraha waa ku dhaafa waxay kuu sidaan duruuse adiga uun ku waano qaado waxaad waagii baryaba sugtaa waligaa adigu wixii kusoo maray marar badan wanaag iyo walbahaar ha warwarine dadaal waqtiga adag ha uma jabin waanada qaadoo ku dhaqan noloshu waa dhoola tuse waqtigu waa is daba maraa qoraal weeyi runtii WAYNAHA RABIBAA xukuma wax walba calaf weeyi garo adoo walbahaar ku haysto aduunku kugu soo wareero maruunbaad wehel ku jecel WAYNAHA uun kuu hibeeyaa
Queue is empty
-- / --