VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyadu cover - Lyrics

Aduunyadu waa firaash khalqigu wada fuushan yahay
faruuryaha laga hadliyo is fahanbaa reer xukuma
sideedaba fiida ubax fagaaruhu ka muuqashiyo
filsamidaa lagu gartaayee

Cidladu faa ido male fursadi waa ha iska lumin
wixii kugu filan ayaa fayoobida kaa helee
fiirsasho waa lama hraan

Fogaadayee ruux wax jecel ilayn faaltaxawada
cuduur kama faydo oo fakarku waa daawo li i
farxadi waa tii horee faraantigii la isu xidhee
ma fashilbaa sheekadeenii

Queue is empty
-- / --