VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Babay hadmaad imaan - Lyrics

jacayl baaxad waynbaa bartaa wadnahaygiyo boga iga fadhiistee aan kuu bayaanshee baxsanaw la'aantaa baryo seexan waayo ogaw waan ku busaylee bilicdaada nuur bildhaanta qurux boholyow i galisee hadmaad mcn soo noqon baahidiisa caashaqa igu soo butaacdoo bartankeeda taagnee barbaartaba dhamaantood adaan kaala baxayoo bu'da iyo wadnaha bidix ayaad bayd ku leedee
Queue is empty
-- / --