VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa ma baran cover - Lyrics

Caashaqa ma baran wali mana beeninaayee kuu bogaye inanyahow sidii meel bugtiyo gacan x2 Lagu kala bariiyaa sida barashaydaynii baari taad unoqoataa baraadli u seexdaa haduu yahey bar kuma taal abwaan uma balweeyeen ma boqreen Hadraawibaa beerlula ma sheegeen Caashaqu balo iyo kheyr midkuu doono hay bado kuu bogey inanyahow sidee bilis xishootaa Runta uga badheedhaa sida barashaydaynii baari taad u noqota baraadli u seexdaa haduu yahey bar kuma taal abwaan uma balweeyeen ma boqreen hadraawibaa beerlula ma sheegeen
Queue is empty
-- / --