VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhibtaba dheef kamay horeen - Lyrics

Dunidaa iska hawla badan hagaaji markaad tiraah dhanbay ka halaabaysaayee Hunguu noqday caashaqii dheeshan uhorseediyo halkuu hadda yaal fogee dhibtuba dhoof kamay horayn ee Wakhtiga kaa ahaaday iyo ilhoo talo kuma tidhaa hoodada rabiba baxshee dhulkeena lagu hodmaa ee qurbaha ila joog magaran Niyaddaa laga hormaraa markuu ku hareer fadhiyo nafta hadhsatoo dagtee Hamiga fakar lyo xasuus riyaan igu baqay hurdada haddaynaan dhawan xal helin dadkaynu halhays unoqon Wakhtiga kaa ahaaday iyo ilhoo talo kuma tidhaa hoodada rabiba baxshee dhulkeena lagu hodmaa ee qurbaha ila joog magaran
Queue is empty
-- / --