VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Goroyo cover mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nadiira Nayruus
Goroyo cover

waxay waxay goranyocawshuba
ubadka ubadka u carbiyaysaa
2x

arliga uga duushaayee
cidla uga fiikeeye
uulka uulka uga joogtaayee
2x

caynoo canuu ubadyohoow
caynoo canuu ubadyohoow
noolaha arliga jira
ka caleemo saartee

kalgacalkaan curadka raboow
ha igu celininee
kalgacalkaan curadka raboow
ha igu celininee

ugub cawsha keentiyo
cawa dhalad hadaan ahay
caafimaad san
caafimaad san kuugu deeqee
2x

beesha beesha hoo calee ogoluu
subaxdii subaxdii cuudka qaadee
2x

dirka caaradeedee
cawa dhaladta fiidkii
ciyow ciyowgu ciirsadaayee
2x

codkii Nadiira Nayruus