VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiil - Lyrics

inanyahay hoodiyo waxa jira hanaan la isku haybiyee anoo kuu hanwaynn amaad hagar fashaayoo i hareer martaa ma ogtahay hurdada habeenkoo badhkii tagay inaan kugu hadroo laykaa hor dhigo sidaan kaaga helay kuguu heelanahay adna hagar la,aan nafta ii huroo hawaawiga kalgacal iiga hiiliyo hungo yaan la noqon inanyahay adoo i hanwayn hadaan jacayl kaa hagrado hilin kaaga tago haba lay hadhee nabsi hay hadhsado hada iyo qalbiga anoon kala hamaynin hanatoo naftooo hanti kaaga dhigay sidaan aad hilaaciyo ama hogol daruur da,aysa a ishu halacsigaaga kama soo hadhaan haybad quruxsaneeey ha iga filaan inaan cidlo kaaga hadho
Queue is empty
-- / --