VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka wanaagsanaa - Lyrics

Jacaylku dun fiicanaa Wadaage isdoonayaa Markay isu daacad yihiin Dantoodu hagaagsanaa Ax dantoodu hagagsana X2 Labada kalgacaylku dagay Daymada isku garan ogaa Dareenku uqayb sanaa Durbaba isu dabacsanaa X2 Dadbaa labo moodayee Damiirku midaysanaa Wuxuu midi doorbidaba Dhigiisana deeqayee Wanaagu udooranaa Dooranaa wanaagu u Dooranaa X2 Jacaylku dareensamaa Xurmadu ku dalaysanaa Markay isu duuban yihiin Isdaysan oo ogaa ala Ogaa isdaysan oo ogaa Nafluhu x2 Indhahaa isu soo duwoo Wadnahaa isu soo dab-- Ree isdaawan ogaa kolay Lamaane jacayl dugsaday X2 Dadbaa labo moodayee Damiirku midaysanaa Wuxuu midi doorbidaba Dhigiisana deeqayee Wanaagu udooranaa Dooranaa wanaagu u Dooranaa X2
Queue is empty
-- / --