VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkaaga ihaayo cover - Lyrics

Jacaylkaaaga ihaayo Habeen hurdo kaama seexdee Dharaartii ma hergalo adaan kuu heelanahayee Hubaal adigaa i hodoo Halbawlaha dhiiga qaadiyo halista wadnaha i jaree hawaawiga adaa i baday hugaygaan ku moodaya haraadbaan kuu qabaa hawada kaa daawada Haddii aynaan is helin ama aynaan wada heshiin naftaydaan halaynayaa Jacayl halis weeyiyoo cilmiba waakii god dhigay hodana maba ogee siduu ugu heeranyahay adaa laabtiyo hiyiga adaa hadhsadoo hantiyay halista wadnahay jaree Hawaawiga adaa ibaday hugaygaan ku moodaa haraad baan kuu qabaa hawada kaa daawada Haddii aynaan is helin amaynaan wada heshiin naftaydaan halaynayaa
Queue is empty
-- / --