VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadar - Lyrics

noloshu waa qoraal socdoo qisooyinku waa badaa ALLAHA qaniyaa rog roga qadartuna waa halkeed qofbaa farxad haysta oo wuxuu qabo aan waqtiga galin isagaa qaatoo helee ha qoonsan wixii cakiran nafyahay murugada qabta haduu wacad kaa qaldamay ha moodin qiyaamihii inuu kugu qadar dhacee qalbigu ha u qaato cashar qandhada caashaqa ilow nolosha qaxar iyo wanaag ayaa loo qaybiyoo qofkaagii oo ku jecel ayuu qadar kaa fogeeyaa mid qudha weeyaan qalbiguye hal qofbaana u qalma haduu calaf kuu qaldamay ALLAHA qaadiraa qoray
Queue is empty
-- / --