VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qorshe caashaq - Lyrics

quruxdii hablahaa qarnigaay qalanjiyo qureesh dumareey qayrkeey midkan ka xushow qalbigayga kii hantiyoow qancisay kas kiyo maanka kugu qoray boga iyo laabta kalgacayl qudhaydana ku beertay kuba lihid agtaydana qiimoo quluubteena jaceylka mideeyay niyadeenana qushuucda ku beeray qormo doogle aan u yagleelno qorshahaag waan kula qaatay qabyo yuu noqon jaceylkeenu qormo doogle aan uyagleelno qawlsan horumarkii dunidaay qumantaan ku qaatay runtaay qiyaas li i midkaan ku qancee laabtana qaab u degoow kuu qiray dadnimo qaali kuu qalay hanka iyo beerka maan qubin taladii aad qorsheysay mana qarin inaad iitahay qaase quluubteena jaceylka mideeyay niyadeenana qushuucda ku beeray qormo doogle aan u yagleelno qorshahaag waan kula qaatay qabyo yuu noqon jaceylkeenu qormo doogle aan uyagleelno
Queue is empty
-- / --