VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tareenka adaa kadagay - Lyrics

mar baan dadba kuu jeclaayoo dareenkiyo xiisuhuna adiga igu kaa dareenoo anigu dunidaba dhamaan adiga kaa daawan jiraye marbaan doogiyo nimcada ku wada daga lahayn halkaan kula doonayiyo sidii aan kula damacsanaa ayaa kala door noqdoo wuxuu jidhku diidayoo damiirku wuxuu dhibsado adaa ku walaaqay oo walaaqay wareershay ku walaaqay dookha oo wuxuunbaa kula duuulayoo oo daf kula yidhi hawada oo tareenka adaa ka dagay marbaan kuu dabacsanaayooo dantaydiyo hawl kastaba u daayacay aawadaayoo anigu doc kastaba wanaag adiga kugu soo dugsiyay marbay dibnihiyoo afkuna amaan kula daba galeenoo adna dibin daabyadiyo naftayda wixii u daran ayaa igu dacal xidhtoo wixii lagu kala diliyo wixii lagu kala durkaba adaa ku walaaqay oo wallaaqay wareershay ku walaaqaya dookha oo wuxuunbaa kula duuulayoo oo daf kula yidhi hawada oo tareenka adaa ka dagay
Queue is empty
-- / --