VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxbaan ka aqaan - Lyrics

hadaan kuwaayo sheegto wixii ka jira kuu cadeeyo xogtiisa wadnaha kusiiyo oo aan adiga kuu waramoo waxaad qabta iyo dhibkaaga bal waayahe aan dhageyste xogtaada isii walaal anaa ku wanaajinaayee tan waa aan dhaweyn naftayda adaa ku weyn xagaagaa la ii wataaa jaceyl weeraraa ihelay codkaagu wuu itaabtay inaan ku dareemo waa gar waxbaan ka aqaan jaceylka ee ma ihi wax ma garatadisa waayeel baad tahay jaceyle nolosha kaalay ila wadaag farxada adigaa wateeee wax garad caashaq baad tahee nolosha waan kula wadaagii wax walba adigu ii ahow adigu aniga ii ahow
Queue is empty
-- / --