ii dhaga nuglow waa dheef kalgacalku
dhiigayga shubayoo xididada dhex qaade
waa dhayda geeloo dhadhamiyoo
dheegoow walaal sida dhibicda roobka
adaa ii dhadhamayoo ila dheel
dhunkashada dhab isiiyoo

Exit mobile version