VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ashqaraar - Lyrics

ehelbaad u tahay qurux astaan waxaad u tahay samo arxan ruux ku caaboo la ishaaraybaad tahayee edebtiyo asluubtana waa lagugu ababshee ifku waa ayaamee adaa eed la'aan noole ashqaraaray aadmigu aadmigu qofba eray amaaniyo ducoo kuu akhriyayaa indhahaad ku tahay nuur aqal waxaad ku leedahay meelaan adiga mooyee wali arag mid qudha arageey anshaxiyo af gaabnida adaa gaar u yeeshoo aynigaa hablaha kacay adaan kaala soo baxayee ashqaraaray aadmigu aadmigu qofba eray amaaniyo ducoo kuu akhriyayaa
Queue is empty
-- / --