VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa - Lyrics

Dhaaxaan jacaylkii dhawroo ilaashoo Dhag xumana u diidee Mar haduu dhankaagii Axdigii ka dheeliyay Caashaqa lamaan dhalaneey Dhibka iyo lurkiise Dhaxaltooyo umaan helin Dhafaarka dunidee Laba caashaqa wada dhamay Inay kala dhaqaaqaan Dhacdo uguba maahee Wada dhalashadeeniyo Yay dhiman walaalnimo Dharaaraha adkaadaa Waxay dhalan rogaan ruux Rajo dhaw ka quustee Waayaha is dhaafaa Qof adadag ma dhaawaco Hawshiyo dhibkaan qabo ee Dhakhso waan uga soo kaban Adna dhago adayga waa Waxaad ka dheeftaaye
Queue is empty
-- / --