VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

Sida nuur qalbiga daaray Dayax iyo if lagu raystay Adiga dawooy maanka Nal u daaray lagu doogay Adigaa dumar deeqay ruuxdoo Dar ALLEE qurux ii dabcaayee Daawashada ruux isha deeqoo Inta nool dumar aan ka doortaay Daymo dhugashada kugu doogoo Biyo dahabeey kugu diirsaday Dawooy muuqa dusha dheeha dun wanaaga Ashqaraarka dabcigaaga dadba dhaafay Iyo duuda dibnahaaga xiiso daaray Yaan dareenkadurba qaali la dubaaxshay Sida waqal dhibcaha daadshay Dirir iyo gu' lagu doogay Dar ALLE adaa qaali Kasha deeqayna doojay Adigaa dagay dahrigaygoo Doog ifaayaay hanka doojee Dayax nuuriyo dirir hooraa Xiska deeqaay kaama daale
Queue is empty
-- / --