VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalsoonida - Lyrics

Kashayda nalkaad ku daartay Korkayga waakaa iftiimshay Karaamada uunku sheegto Korkaaga lagu idleeyay Kalgacal waalidkii kusiiyay Kusoo koriyaan xabiibii Kal iyo laab uga duceeyay Kalsoonidu waa cajiibe Naftaad kalkoolinaysaa Kun jeer kuu mahad naqaysa Adaa kaafiyaay haweenka Naflaha ugu wada koreeya Kartida RABI kuugu deeqay Ayaa dheertahay kufkaaga Sidaad kali iigu tahay Ayaan kuugu koobnohoo Waxaad korisaa hankayga
Queue is empty
-- / --