VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiib - Lyrics

Kala wacan nasiibkuye midkeed naawilaysaa Noocyo badan nasiibkuye Niyadaada kee dagay Ma nuur soo iftiimiyo Nalka soo hilaacaa Cideed naadinaysaa Ma mid kuu nasteexaa Naftaad is leeday Waa kuu naruuroo Nagaanshay ku siin Bilay tahay dabiyo naar Iyo nacabka caashaqa Noolaha aduunyada Yaa inuu ku naasibo Nafta kula wadaagiyo Aad u quudhilay nolol Oo neef wadaagiyo Yaa kuu nasiuma Adna aad u nugusho Nudahaaga yaad siin
Queue is empty
-- / --