VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Phd jacaylka - Lyrics

Cakuye darajada jacaylka Diblooma anoo ka haysta Degreega intaan ka qaatay Maxaan mastartii diyaarshay Intaan daba galay jacaylka Diwaanka maxaan ka baadhay Daraasad intaan sameeyay Maxaan dalbaday phd-da Intuu daafaha aduunka Nasiibkiyo dookhu joogo Lamaane is dooranaayo Jawiga caashaqa macaane Dareenka caashaqu ha waaro Maxaan aawadaa dadaalka Digtoor ka noqdoo jacaylka Qofuu kalgacayl dishooday U doonay dawadii hilowga Maxaan aniguna daraadaa Dawlada caashaqa qof diiday Dastuurka intaan u baadhay Ma jiro qof yidhi la dooday
Queue is empty
-- / --