VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida dayax iftiima - Lyrics

sida dayax iftiima kuu daawan la haayo daruuraha dhexdoodan magacaaga dahabka dawayahay ku qori lahaa darajada jacaylka sida tahay duq caaqila kugu dooran lahaayo doob kuugu xidhi laha xidigaha dusheeda inta taxo daraaraha silis daymo wacaniyo dahab kaaga dhigi lahaa sida sheekha diinta kugu dayan lahaayo sida dayrmo kaado loo so dalxiiso dawaf kuugu iman lahaa sida damal hadhweynbaa qalbigayga ku diiran dugsigii janaadiyo darmo kaaga dhigi lahaa xidigaha dusheeda inta taxo daraaraha silis daymo wacaniyo dahab kaaga dhigi lahaa
Queue is empty
-- / --