VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anisa - Lyrics

adaa fikir iyo xasuus saaida igu furoo niyada kama faruqdide dhaayaha sida ruux la falay fiirada kugu eegayee fariinta jaceylka sida inaad fahantaa rabaa qalbiga furan iyo wajiga farxada la dheehaybaa hablaha kaga fiican tahay filkaygana watahoo adaan kugu faanayaa waxaan filayaa anigu inaad ficil yeelatoo nafteydan furdaamisee falaadha ku mudan wadnuhu intaanay igu fogaan talada aan kuu fasilay inaad fulisaa rabaa qalbiga furan iyo wajiga farxada lagu dheehay hablaha ka ga fiican tahoo faqayga awaatahoo adaa kugu faanayaa
Queue is empty
-- / --