VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

dareen ku xasilay agtaada ku doogsada aragtidaada ku diirsada hadaladaada jaceylku kugu reegay gayanka dartaa uga go ay filkaaga dabciga ugu xushay wanaaga xishood adi kugu dambeya dadkana kaa soocday uunka adigoon ka daalin salaanta daadihi niyadiyo qalbigayga ku xidhan dabarka kalgacaylka doogtiyo doogtiyo doogtiyo halbawlaha waraabsha darmaan waxa tahay xalaala midii dayal hiigsigeeda duntii ku dhasha aa xariira diintad haystaa islaama quruxdaa hablaha doorkooda daruur curatay sideeda dhirtaa ubax iyo minkeeda u deeqda hankayga beerka adigoon ka daalin salaanta daadihi daadihi niyadiyo qalbiygayga ku xidhan dabarka kalgacaylka doogtiyo dootiyo doogtiyo halbowlaha waraabsha
Queue is empty
-- / --