VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxiya - Lyrics

labadii is fahantee fikirkoodu uuu yahay farxad inay wadaagaan ma waayaan faduuliyo nacab kala fogeeyoo fara galiya caashaqa falalkiyo xaasidiintiyo fariimahan been abuurka gacaliso ka fiirsoo fadlan caashaqeenii fadxiyaay ha moogaan faqa gaar ahaaneed labadii isku filanee isu faanta abidkood qaar baa faduuliyo inay kala fogeeyaan foolxumo u doorbida falalkiyo xaasidiintiyo fariimahan been abuurka gacaliso ka fiirsoo fadlan caashaqeenii fadxiyaay ha moogaan
Queue is empty
-- / --