gudahaa jabuutaay
gidigiin salaambaan
idiin spoo gudbinayaa
hidi iyo salaambaan
gar yaqaan ismaaciill
hambalyaan gudoon idhi
waqooyiheediyo iyo saha jara
hor alle sabiixiyo
diiqii laati arasiyo
horumarkaad gaadhen
garashada ku daadahee
gayigii jabuutoo
galin dhexe cirkii helay
wabigiyo banaanad
goblan tahay xareedii
gayn yadiyo xoolaha
lagu maalo gorofka
geedaha dhirteediii
gobolada dalxiiskiyo
goob noqotay qurux badan
guri cale sabiixiyo
horumarka aad gaadheen
garashada ku daadahee

Exit mobile version