jacaylka wanaagsani intuu waxyahayga jilaya wadnaha iyo laabta degay
naftayda waraabiyay gabdhaha tii igu wacnayde samaha la wadaagayay
wanaag badaney yartii wehelka ii noqon lahayd hadaan waayayo on hayn nasiibka meel ka sugi