VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samiira - Lyrics

Sidiisaba kalgacalkuye masalguuro caashaqu anigana sabaan dheer sadriguu kuxidhan yahaye Subaxdaynu kulanu sahansaday naftaydee subanaanta hadalkiyo socodkiyo talaabada samiiray ideeqee Seer mawaydo curatiyo sagalkiyo daruurtaaad saamiga waxdheerte salka dhigay jacaylkuye sinta kaalay igu qabo Lama sooro aadmiga saansaan kaaga quruxdiyo waa sad uu ilahay ruuxuudoona siiye Samayskaaga wacaniyo markaan eego socodkiyo sin uqaadka laafyaha samiiray nafteydani aar maad sobob u noqotaa Seer mawaydo curatiyo sagalkiyo daruurtaaad saamiga waxdheerte salka dhigay jacaylkuye sinta kaalay igu qabo
Queue is empty
-- / --