VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garmaqaate - Lyrics

anigoo gabadhoo gayaankay buuxa garnaqaanta guursaday iimaan garaabine taladiyo wada gorfayntii hadba godol dheceeni godoban tirsanayaa gefku aniga iga galay isagaa ku gabanoo god madow la geli ana geesi waan heli gacaloo i jeceloo gacmahiisa igu sida aqli garsho wacaano gacaladii ku dheertiyo geesiban u hasy tay geyiga ka caane waxse noqday gabahii gefka guul u haystoo garaad fiican an qabin gefku aniga iga galay isagaa ku gabanoo god madow la geli ana geesi waan heli gacaloo i jeceloo gacmahiisa igu sida
Queue is empty
-- / --