igu daa igu daa
igu daa igu daa
igu daa igu daa
igu daa igu daa
ilan jacalku waa xanuun
haduu xiiso mabadan jiree
xasuusta jacalkeen uxayaday
markaan la yaabay maxaa iqaday
ma ila dareentay wixii idaaray
qof ududee u adakaa
ila duulee sidii haadaka
maxaan keenay layaabaka
iigu naoq halkaa
waxa ifahan saaka
miyaan kuula siman hay dadka
igu daa sheekha anaa soowadi
igu daa igu halee igu daa
ha wal waline hab isii igu daa
ha wareero jacalkeeniye igu daa
igu daa ppe igu daa
oori inaan kuu ahaado igundaa
aan ku daawado marwalba igu daa
ka dhigto xaaji deeqsiya igu daa
min yaro hakeen sanine igadaa
xubi aniga imaqlaani
ppe urigiina imani
habi ayaan kugu noqoni
ani adaa ilahaani
dadkaa ku odhani waamaxay sidani
kuwii ana arka maso rufiyaani
aabahayna dhiigaaba ka yaraani
ma iska imani mise isoo dooni