VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka cajiibka - Lyrics

waxad la caweyn karta qofaad ku caloolsantahe codaan kaagi ahaeyn dhaguhu ma ciseynayan cabirka dookha taho gayankii aan curtaba caynkii adigon kala kaa dooranayo cindigu cid kale iga yeeli waa jaceylka cajiibka badan cibaariyo yaabka badan naftani caal hayse qalbigaaga calanka sida sideen kaaga cuudiya aktaada qofkii ku culus aa xiskaagu ma caasiye aa xiskiisay caadi dhaha ala dibnuhu ku celcelinaya hadaan ciladaha jaceylka lahayn dawo laga cabaa amase cashar loo tufeyn dan weeye calaacasha jaceylka cajiibka badan cibaariyo yaabka badan naftani caal hayse qalbigaaga calanka sida sideen kaaga cuudiya
Queue is empty
-- / --