oo jeclaa inankaan jeclaa
oo jeclaa jabuutu jiraa
oo jiraa sideen uugu jaraa
uuga jaraa kasha uuga jaraa

alla jirkaygii haduu
fakada alla aniga inoo
jabo marabom alla jililkan
magan uuga ahayeey

jawigu iigagaa jin jiray
heehe qof aan jecolaqhuu ahaa
jadwalka noloshuu ahaaye
bal may iijoojiyaan
intay ijikaarayaan

Exit mobile version