VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qolo - Lyrics

Dadku kala qurxoonee Qaar baa xumaha jecel Ka qasaayoo qabyalada Belo ku qaba oo x2 Naftaan qaybsanay anagu Qofkii ka xumow adigu Dhexdeena khilaaf yimada Ka quuso midaa kaquuso X2 Macaan qofna hayga raacin Macaan qarash ha iga dooran Qoyskaan ahay ha igu nicinoo Macaan qolo ha igu dooran Qayrkay ha iijabin macaan X2 Macaan qofna kaama raaco Macaan kharash kama dorto Qoyskaa tahay anaa ku faana Macaan qolo kuguma doorto Qayrkaa kuuma jabiyo qaali X2
Queue is empty
-- / --