VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuq iyo ciil - Lyrics

hadaad ruux dareenkiyo dabci aad wadaag taan haduu yahay mid diranoo dookahana kaliitoo hadal uu dabooliyo dabubaha qadhaadh buu dawadiisa moodaa x2 hubsiimuu ilaawaa sida haatuf kiibuu aa orod haw yidhaah daa hayluhuu xidhaabaan hanad doora moodee ileen waa habeen dama x2 haasaawahagiyo hohey barashadadii mid habowday weeyaan hawo caafimaad baan kuu heestee aniguye waxad tahay huq iyo ciil x2 anaa kuu han qaarmoo hoosiiska beenta leh xadhko aan laheen hiirtaanyo jiifoo hawo caafimad baan kuu heestay anigu waxad tahay huq iyo ciil x2 habeen kaynu kulaniyo halkii halacsigiibay hiiftaa naftayduye helay hadalaadee ka huleel hadeeroo ha isugine sii soco x2 haasaawahagiyo hohey barashadadii mid habowday weeyaan hawo caafimaad baan kuu heestee aniguye waxad tahay huq iyo ciil x2
Queue is empty
-- / --