VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhisaay - Lyrics

Dhissaay dhisaaay dhissaaay Raggoo idil i dhaafshaay Dhawraay dhawraay dhawraay sharaftayda dhiibshaaay 3x Dhidbay dhisma qooys yagleelaaay Dhibcaay jaceeyl igu dharbaaxaay Dhuubtaay hadal dhumuc u yeelaay dhabtii aaayaheedaa dheehdaaay 2x Ha dhaliya talo wacan dhitteeyaay dhaya dhaawaca iiga baantaay 2x Dhaadaay dhaadaay dhaadaay samo ii dhaqaajaay Dheeriyaay dheeriyaaay dheeriyaah dhabar iga dharbaaxaay 3xx Dhaataay sida ubax dhalaalaay dhoolaay haween qurux ku dhaafaay dhargiyaay dhaayahayga buuxshaay ha iga dhumin shacni igu dhammeeyaay 2x Ha dhaliya talo wacan dhiteeyaay dhayo dhaawaca iga baantaay 3xxx
Queue is empty
-- / --