VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar lama simo - Lyrics

Waa darmaanoo dumar Lama simo way ideeq- Doo dadba lama simo Idawaysoo diktoor lama Simo x2 Waa dookhaygoo duni Lama simo waan ku Dagayoo da'deed lama Simo way idaryeshoo Duul kale lama simo X2 Dayax lama sima oo Dahab lama simo dir- Ham lama simo hedheh Duni lama simo roob Da'aayiyo daruur lama Simo x2 Waa degaanoo duulba Lama simo daacad Weeyoo deeqba lama Simo dugsi weeyoo Deerba lama simo X2 . Daadax weeyoo daymo Lama simo dadkay wee- Yoo doodba lama simo Waa dubkaygoo dool Kale lama simoo x2 Dayax lama sima oo Dahab lama simo dir- Ham lama simo hedheh Duni lama simo roob Da'aayiyo daruur lama Simo x2
Queue is empty
-- / --