VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanaan qurux - Lyrics

Hanaan quruxeey Naftii qaracneeyd Naftii qataneeyd Qowlka sugneeyd Naftii qablantee Qariibka aheeyd Qamuunya naftii U qiilka la ayd Naftii qayirneeyd Naftii qoyaneeyd Markaad qaramaysay Beey qaraxdoo Markaad qanciseey Qandhadu ka jabtee Adaa qabya tiray Naftii qablantee Haddaan qumaneey Dartaa qoslayaaaa Marbaan quruxeey Waabeey qastoo Qadhaadhka jacayl Shalaan qurqurshoo Nin qoonta haween Waxaan ahay qaba Naftii qanacdaan Markale qasbayaaa Wadnaha qalan Hawl baa qabsatoo Qooniyo nabarbaa Kasii qoyanoo Midba nin qalaa Qunyari u dhaxdoo Mid ba qurba aadayoo Qaxdayoo Qacdii meherkuu Qaar baa lakulmee Aan qooys iyo reer Qorshaha ugalee Matahay qof fayoow Tu xoorku qabtoo Matahay niyad qura Maleedahay qoowl Qaraar suganiyo Runaan qayirmeeyn Marbaan quruxeey Waabeey qastoo Qadhaadhka jacayl Shalaan qurqurshoo Nin qoonta haween Waxaan ahay qaba Naftii qanacdaan Markale qasbayaaa
Queue is empty
-- / --