Heesta laafyaha - Lyrics
Kaalay laabta igu qabo ladantaan jeclaayeey Laggiyo beerkaad ku taallaayoo ku taallaayeeeey 2x
Soo luudi caashaqa Waa waxaan u liiteee Ladi waayee jiifkeee Laqi waayey ooonteee Soo luuudi
Laafyaha garaaraha Luquntaada dheeriyo Socodkaaga liganbaa Laabtayda suraneey Alla huunno suraneee Ila luuudi caashaqa Waa waxaan u liiteee Ladi waayay jiifkee laqi waayay oonteee
Lammaanihii isdoortaa laasima ladnaaniyo Libin aynu gaarnee leeydh caafimaadeey caafimaadeey
Soo luudi caashaqa Waa waxa aaan u liitee ladi waayay jiifkee liqi waayay oontiii
Hihihihih laba nolasha aayaha ku ladnaaday waa hore caashaqa ku loolama inaan nahay lubbiga geli soo luudi ila luudi
Kaalay laabta igu qabo ladantaan jeclaayeey laggiyo beerkaad ku taalaayoo ku taallaayee laba nolasha aaayaha ku ladnaaday waa hore caashaqa ku loolama inaan nahay lubiga geli