Quruxi adeey quruxi adeey kugu idishahoo araggaaga waa mid indhaha urroon 2x

Anigana jaceeyl Aan idlaadin baad igu beertayooo 2x

Idilkood haween Waxa igaga filan Adigoon quroo ku ammaaanayaaa 2x

Inanyahay mideey Inanyahay mideey Naftu aragtayoo Oggalaatayoo Anfacdaad tahay 2x

Anigana jaceeyl Aan idlaadin baa igu beertayoo 2x

Idilkood haween waxa igaga filan adigoo quroo ku ammaanayaaa 2x

Qurixibe adeey ku gu idishahoo inan yahay mideey naftu aragtayoo adigoo quroo ku ammaanayaa Anigana jaceeyl Aan idlaadin baad igu beertayoo Idilkood haween waxa igaga filan Adigoo quroo ku ammaanayaaa Anigana jaceeyl aan idlaadin baa
Quruxiba adeey kugu idishahoo Inanyahay mideey naftu aragtayoo oggalaatayooo anfacdaad taheee

Exit mobile version