kal gacayl ma iinbaa
qirashadu ma kiisbaa
guushuna ma kootaa
kaash qabe ma hany ba
kiish yare ma waaba

imtixaan ma kowbaa
raacdadii ma kaadsaa
kalinimo ma wehelbaa
xusuustuna ma kaydba
kaftankii ma ku digashaa

qalbi dookh kulaaloow
kaabo taad bidaysiyo
keeni way jan jeedhaa
kalna wuu socdaalee
kaaftoonbaan ku leeyahay

kohashadu ma ceebaa
jacaylkuna ma kalibaa
kalaam hadal ma lacagbaa
kalmad qudhi ma hiilbaa
ka yaabkuna ma ciilbaa

samirkii ma koobaa
waanadu ma kaadsaa
xusuustuna ma koolaa
kibirkuna ma tiilaa

Exit mobile version